Navigation
Home
Quraan
Muxaadaro
Chat
Contact Us
Photo Gallery
Search
Users Online
Guests Online: 6

Members Online: 0

Total Members: 59
Newest Member: esporol

Jiha wareer ka taagan Villa Somaliya kadib iscasilaadii Wasiirada.
Posted by badarone on June 09 2010 06:19:58
Buuq iyo xiisada siyaasadeed ayaa ka jira madaxtooyada Villa Somaliya kaasi oo ku aadan khilaafka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya madaxda dowladda.

Riix Halkaan
Maamulka Islaamiga Gedo oo iska Gedo oo Iska difaacaya Maleeshiyaadka Dowlada KMG ah ee Itoobiya kusoo Tababartay.
Posted by badarone on June 06 2010 07:29:00
Mas’uuliyiinta wilaayada islaamiga ah ee gobolka Gedo ee koonfur galbeed dalka soomaaliya ayaa war bixiyay Maleeshiyo soomaali ah oo lagu soo tababaray dalka
Riix Halkaan
Maamulka Islaamiga Jubbada Dhexe oo isku shaandhayn lagu sameeyay.
Posted by badarone on June 06 2010 07:27:02
Wilaayada islaamiga ah ee gobolada Jubooyinka ayaa maamul cusub kaga dhawaaqay degmada dhooblay ee gobolada Jubada hoose iyadoona la badlay maamulkii islaamiga ah ee ka aramin jiray degmada bu’aale.
Riix Halkaan
Talaalka Carruurta oo ka bilaawday magaalada Gaalkacyo gobalka Mudug.
Posted by badarone on June 06 2010 07:24:15
Wararka ka imaanaya magaalada gaalkacyo ee Xarunta gobolka mudug ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee shalay garoonka diyaaradaha ee magaalada gaalkacyo ay ka
Riix Halkaan
Shacabka Buuhoole iyo Ciidanka Itoobiya oo Xiisadi kasoo dhax cusboonaatay.
Posted by badarone on May 31 2010 06:25:33
Wararka aan ka heleyno Degmada Buuhoodle ee Gobolka Ceyn ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta mar kale xiisado dagaal ka soo cusboonaaday markii ciidamada Itoobiyaanka ee halkaasi sida sharci darada ah ku jooga ay afduubteen baabuur ay leeyihiin dadka deegaankaasi.
Riix Halkaan
Dagaallo Culus oo ka socda magaalada B/weyne Gobalka Hiiraan.
Posted by badarone on May 31 2010 06:22:32
Dagaallo qaraar oo u dhexeeya Xoogaga Xisbul islaam iyo Maleeshiyaad taabacsan Dowladda KMG ah ayaa saacado ka hor ka bilaawday hareeraha magaalada Beledweyne gobalka Hiiraan.
Riix Halkaan
Macalin Xaashi Oo u dhaartay Weriyaasha ka shaqeeya telefeshinka Universal.
Posted by badarone on May 31 2010 06:20:00
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ee Ururka Xisbul Islaamii ayaa goor dhow oo barqanimadaan ah shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho waxaana uu kaga dhawaaqay inay gabi ahaanba ay xiriirkii u jareen TV-ga Universal ee afka soomaaliya ku baxa.
Riix Halkaan
Hay'ado Kirishtaamayn ka bilaabay Dal weynaha Afhanistaan.
Posted by badarone on May 31 2010 06:18:32
Warbaahinta dalka Afghanistan ayaa shaaca ka qaaday in la qabtay Hey’ad laga lahaa Dalka Norway oo howlo Kiritaameyn ah ka waday Dalka Afghanistan isla markaana la joojiyay howlihii ay hey’adaasi waday
Riix Halkaan
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dagaal Khasaara dhaliyay lagula galay Ceelbarde.
Posted by badarone on May 31 2010 06:16:47
Iska horimaadka ayaa socday ku dhawaad Saacad iyo bar waxaana wararka laga helayo magaaladaasi ay sheegayaan in dagaalka la isu adeegsaday hubka
Riix Halkaan
Ciidamo Itoobiyaan ah oo soo buux dhaafiyay hareeraha Magaalada Buuhoodle gobalka Sool.
Posted by badarone on May 24 2010 05:34:44
Wararka ka imanaya Degmada Buuhoodle ayaa sheegaya in halkaasi ay saaka ilaa xalay ay ku soo qul qulayeen ciidamo Itoobiyaan oo iyagu ku hubeysan gaadiidka dagaalka .
Riix Halkaan
Maamulka Galmudug oo sheegay in hay’adaha samafalka ay u fasexeen wax u qabashada dadka ku dhibaateysan deegaanada Galmudug
Posted by badarone on May 24 2010 05:33:33
Afhayeenka maamulka goboleedka Galmudug Axmed Maxamuud Baasto ayaa sheegay in ay doonayaan in wax loo qabto dadka ku dhibaateysan deegaanada uu ka arimiyo maamulka galmudug sida uu sheegay.
Riix Halkaan
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

06/09/2010 18:58

04/09/2010 15:02
hiii

02/09/2010 04:01
The foot department maintains warmth, may promote the blood circulation. Because the foot is far away from the heart, the blood supplies few, and the superficial fat is thin, the insulating power is b

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:57

28/08/2010 10:57