Navigation
Home
Quraan
Muxaadaro
Chat
Contact Us
Photo Gallery
Search
Users Online
Guests Online: 6

Members Online: 0

Total Members: 59
Newest Member: esporol

Maleeshiyaad katirsan Dowladda KMG ah oo ku dhintay qaraxyo Muqdisho ka dhacay.
Posted by badarone on July 24 2010 05:11:49
Inkabadan Todobo Askari oo ka tirsan dowladda kmg ah ayaa ku la’day qaraxyo xalay ka dhacay degmada waabari ee gobolka banaadir oo kamid ah degmooyinka fara ku tiriska ah ee gacanta ay ku hayso dowladda kmg ah.
Riix Halkaan
Gudoomiyihii Ururka Ahlusuna u qaabilsanaa Matabaan oo xilkii uu hayay Iska casilay
Posted by badarone on July 24 2010 04:58:13
Gudoomiyihii degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan uqaabilsanaa kooxda la baxday Ahlu suna ayaa iska casilay xilkii gudoomiye-nimo ee degmada matabaan.
Riix Halkaan
Musatafe Dhuxlow oo Niyad xumo ka muujiyay waxqabadka wadamada Africa ee Somaliya.
Posted by badarone on July 24 2010 04:50:56
Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga ah Xukuumada Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo dib ugu soo laabtay magaalada muqdisho
Riix Halkaan
Mareykan oo ka walaacsan Amaanka dadkiisa Kenya ku sugan.
Posted by badarone on July 24 2010 04:47:04
Hadal kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dalka mareykanka ayaa looga digay guud ahaan muwaadiniinta mareykanka ah inaysan u safrin dalka kenya
Riix Halkaan
Xoogag Hubaysan iyo Maleeshiyaad Burco ku dagaalamay.
Posted by badarone on June 11 2010 03:07:35
Rabshado dhiig badan ku daatay ayaa magaalada Burco ku dhaxmaray ciidamo taabacsan maamulka Daahir Rayaale Kaahin iyo xoogag hubaysan oo la sheegay in weerar lagu qaaday.
Riix Halkaan
Maleeshiyaad katirsan Dowlada KMG ah oo iska dhiibay deegaanka Ceelbaraf Shabelaha dhexe,
Posted by badarone on June 11 2010 03:04:35
Ciidamo katirsanaa Dowladda Federaalka kMG Somaliya ayaa isbuucii lasoo dhaafay ka baxsaday xeryo ay ka joogeen magaalada Muqdisho kadib markii ay dagaaladu ku adkaadeen
Riix Halkaan
Filimaan Jihaadi ah oo si aad ah looga daawaday magaalada Baardheere.
Posted by badarone on June 11 2010 03:02:08
Magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa xalay si aad ah looga daawaday Aflaam kala gedisan oo aan Muddo sanad ah laga daawan magaalooyinka dhaca gobalka Gedo ee Koonfur Galbeed dalka Somaliya oo ay Islaamiyiin maamulaan.
Riix Halkaan
Filimaan Jihaadi ah oo si aad ah looga daawaday magaalada Baardheere.
Posted by badarone on June 11 2010 02:59:46
Magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa xalay si aad ah looga daawaday Aflaam kala gedisan oo aan Muddo sanad ah laga daawan magaalooyinka dhaca gobalka Gedo ee Koonfur Galbeed dalka Somaliya oo ay Islaamiyiin maamulaan.
Riix Halkaan
Ciidamo katirsan Dowladda KMG ah oo ku dhintay Qarax saaka ka dhacay degmada X/Jajab ee magaalada Muqdisho.
Posted by badarone on June 09 2010 06:27:24
Khasaara aad u xoogan ayaa ka dhashay ciidamo katirsna Dowladda KMG Somaliya ioo saaka qarax aad uxoogan lagula eegtay degmada X/Jajab ee magaalada Muqdisho oo ay maamusho dowlada KMG ah.
Riix Halkaan
Yuusuf Indha cadde "Halayska kay cafiyo Gef ayaan galay Dowladiina waan ka baxay.
Posted by badarone on June 09 2010 06:25:16
Dagaal Ooge Yuusuf Siyaad Indho Cadde ayaa ku dhawaaqay in uu Galay Gef weyn kadib markii uu ku biiray DKMG ah ee maganta u ah ciidamada shisheeye ee xasuuqa iyo Barakicinta baday shacabka magaalada Muqdisho
Riix Halkaan
Tuulooyin lahaa magacyo Saraakiil Talyaani ah oo loo bedelay magacyo Soomaali ah.
Posted by badarone on June 09 2010 06:22:53
Maamulka islaamiga Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa soo saaray wareegto magacyada looga bedelayo ilaa iyo 21 Tuulo oo hoos yimaad degmada Janaale.
Riix Halkaan
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

06/09/2010 18:58

04/09/2010 15:02
hiii

02/09/2010 04:01
The foot department maintains warmth, may promote the blood circulation. Because the foot is far away from the heart, the blood supplies few, and the superficial fat is thin, the insulating power is b

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:57

28/08/2010 10:57