Navigation
Home
Quraan
Muxaadaro
Chat
Contact Us
Photo Gallery
Search
Users Online
Guests Online: 6

Members Online: 0

Total Members: 59
Newest Member: esporol

Shacabka iyo Ganaacsatadda Soomaalida Kenya oo soo dhaweeyay mooshinka ka dhanka ah Xiriir Soomaaliya iyo Kenya.
Posted by badarone on February 04 2010 00:50:31
Shacabka iyo ganaacsatadda Soomaaliyeed ee ku nool wadanka kenya gaar ahaan magaaladda Nairobi ayaa soo dhaweeyay mooshinka qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamanka soomaalida ee ku saabsan dhibaatadda Dowladda Kenya ay ku heyso dadka soomaaliyeed ee ka cararay dhibaatadda ka jirta dalkooda.
Riix Halkaan
Kenya oo Ciidan Badan soo dhoobtay Xad Beenaadka ay lawadaagto Somalia.
Posted by badarone on February 04 2010 00:44:19
Saraakiisha amaanka wadanka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo iyo qalab Milatari oo dheeraadka ah geeyeen xuduuda kenya iyo soomaaliya ,ka dib markii ay heleen xogo sheegaya in Dowladda KMG soomaaliya ay talo jirto weeraro ka dhan kooxaha Mucaaradka ka soo horjeeda.
Riix Halkaan
Shabaabul Mujaahidiin oo Dad gubi rabay Suuqa Bakaaraha Gacanta kusoo dhigtay.
Posted by badarone on February 03 2010 08:23:24
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shaaca ka qaaday in Dad Cadaw ku ah Shacabka Soomaaliyeed ay isku dayayeen in ay Gubaan ganacsiga xoogan ee yaala gudaha suuqa Bakaaraha.
Riix Halkaan
Xildhibaanno Dacwad ugudbiyay Dowladda Kenya.
Posted by badarone on February 03 2010 08:21:43
Xildhibaanno katirsan Baarlamanka Dowlada KMG ah ayaa magaalada Muqdisho ka sheegay in ay Gudbiyeen Mooshin ka dhan ah dhibaatada ay Dowladda Kenya Ciidankeeda ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ee Qaxootiga ah
Riix Halkaan
Abwaan Bacadle "Sadaqa Yarida ayaa keentay Gubashada Suuqa Bakaaraha ee labaxa lacag sadaqa ah".
Posted by badarone on February 03 2010 08:20:33
Qaar katirsan Abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay ganacsatada Suuqa Bakaaraha in ay Ugurmadaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda.
Riix Halkaan
Faah Faahin dheeri ah oo kasoo baxday Dab Khasaara Hantiyadeed gaystay oo Xalau ka kacay Suuqa Bakaaraha Magaalada Muqdisho.
Posted by badarone on February 03 2010 08:17:54
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dab xoogan oo xalay ka kacay gudaha Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho oo ah suuqa ugu weyn Dalka Somalia shacab badana ay ku Ganacssadaan
Riix Halkaan
Faah faahin ku saabsan dabkii xalay ka kacay qeybta shidaalka ee suuqa Bakaaraha.
Posted by badarone on February 03 2010 02:57:42
waxaa xalay abaarihii 2-dii fiidnimo oo daqiiqado ay dhimanyihiin uu dab xoogan ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha gaar ahaan qeybta shidaalka.
Riix Halkaan
Shacab Badan oo ku dhintay Duqayn Culus oo ay Ciidanka AMISOM ka gaysteen magaalada Muqdisho.
Posted by badarone on February 01 2010 00:25:15
Khasaara aad uculus ayaa ka dhashay madaafiic culus oo shalay gelinkii dambe lagu garaacay xaafado katirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa magaalada Muqdisho.
Riix Halkaan
Afhayeenka Shabaabul Mujaahidiin oo Cambaareeyay Xasuuqii ay AMISOM ka gaysteen degmooyin Muqdisho katirsan.
Posted by badarone on February 01 2010 00:24:00
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Cali Dheeree ayaa dhaleeceeyay weeraradii wuxuushnimada lahaa ee shalay ka dhacay Muqdisho.
Riix Halkaan
Qabuura Galeenka iyo Maleeshiyada Dabageed oo isku Eedeeyay Guuldaradii kasoo gaartay dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada B/weyne
Posted by badarone on February 01 2010 00:22:54
Kadib markii ay Islaamiyiinta Somalia dhegaha ulaabeen Maleeshiyaadkii is kaashanayay ee Dowlada KMG ah iyo kuwa sheegto ahlusuna ayay soo bexeen is eedayn dhaxdooda ah.
Riix Halkaan
Diyuurado Joog Hoose ku haadaya oo Magaalada B/weyne lagu arkay.
Posted by badarone on February 01 2010 00:21:40
Diyuurado jooge Hoose ku duulaya ayaa xalay lagu arkay magaalada B/weyne xarunta Gobalka Hiiraan oo ay maamulaan xoogag Islaamiyiin ah.
Riix Halkaan
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

06/09/2010 18:58

04/09/2010 15:02
hiii

02/09/2010 04:01
The foot department maintains warmth, may promote the blood circulation. Because the foot is far away from the heart, the blood supplies few, and the superficial fat is thin, the insulating power is b

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:57

28/08/2010 10:57