Navigation
Home
Quraan
Muxaadaro
Chat
Contact Us
Photo Gallery
Search
Users Online
Guests Online: 7

Members Online: 0

Total Members: 57
Newest Member: johniwp

Dhalinyaradii lagasoo Eryay Maamulka Puntland oo ku rafaadsan magaalada B/weyne Gobalka Hiiraan.
Posted by badarone on July 25 2010 10:44:04
Boqolaal katirsan dhalinyaradii dhawaan lagasoo raafay magaalooyinka waaweyn ee maamulka isku magaacabay Puntland ayaa soo gaaray magaalada B/weyne waxaana haysta dhibaato xoogan.

Magaalada baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa soo gaaray boqolaal dhalinyaro ah oo kasoo jeeda koonfurta dalka soomaaliya,kuwaasi oo laga soo musaafuriyay deegaaanada uu ka taliyo maamul goboleedka isku magacaabay Puntland.

Inkabadan 200 oo ruux oo ubadan dad dhalinyaro ah ayaa soo gaaray magaalada baladweyne,waxayna sheegeen in Ciidamada maamul goboleedka Puntland ay tacadiyo baahsan kula kaceen intii ay xabsiyada ku jireen.

Qaar ka tirsan dadka lasoo musaafuriyay oo la hadlay Wariyaasha magaalada baladweyne ayaa waxay sheegeen inay ahaayeen dad ganacsato ah oo si caadi ah ugu shaqaysta gudaha magaalada boosaaso ee Xarunta gobolka bari,laakiin musaafurintooda loogu mar marsiyooday inay qeyb ka qaadanayeen falalka amaan dari ee mudooyinkii dambe ka taagnaa magaalada boosaaso.

"Halkaan waan ku dhibaataysanhay mahaysano lacag aan wax ku cuno, Maleeshiyada Puntland waxay nagasoo kexeeyeen guryaheeni oo aan wax walba ku haysanay"ayuu yiri mid kamida dhalinyaradii lasoo Barakiciyay

Dhankakael qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed ayaa si xoogan u cambaareeyay falalka ay ku dhaqaaqeen maamulka goboleedka isku magacaabay Puntland,waxayna ugu baaqeen inaysan kala soocin dadka soomaalida ah.
Comments
#1 | how on July 26 2010 20:59:34
<a href="http://www.as.com">adfa</a>
adf
sadf
#2 | hyzyhy on July 29 2010 04:19:52
#3 | xhming on August 29 2010 21:52:32
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

04/09/2010 15:02
hiii

02/09/2010 04:01
The foot department maintains warmth, may promote the blood circulation. Because the foot is far away from the heart, the blood supplies few, and the superficial fat is thin, the insulating power is b

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:57

28/08/2010 10:57

28/08/2010 10:57