Navigation
Home
Quraan
Muxaadaro
Chat
Contact Us
Photo Gallery
Search
Users Online
Guests Online: 10

Members Online: 0

Total Members: 57
Newest Member: johniwp

Maleeshiyaad katirsan Dowladda KMG ah oo ku dhintay qaraxyo Muqdisho ka dhacay.
Posted by badarone on July 24 2010 05:11:49
Inkabadan Todobo Askari oo ka tirsan dowladda kmg ah ayaa ku la’day qaraxyo xalay ka dhacay degmada waabari ee gobolka banaadir oo kamid ah degmooyinka fara ku tiriska ah ee gacanta ay ku hayso dowladda kmg ah.

Qaraxyo is xig xiga ayaa fiidnimadii xalay lagu weeraray goob ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan dowladda kmg ah oo ku taala Xaafadda 21 October ee degmada waabari,iyadoona qaraxyadaas loo adeegsaday bam baanooyin gacanta lagu tuuray sida ay ku waramayaan qaar ka tirsan dadka deegaanka.

Ciidamo ka tirsan dowladda kmg ah ayaa saaka waabarigii waxay xaafadaha degmada waabari ka bilaabeen howl galo balaaran oo ay ku qab qabanayaan dadka dhalinyarada,waxaana wararka laga helayo degmada waabari ay sheegayaan in gawaari shabaqyo leh lagu daabulayo dadka ay qabtaan Ciidamada dowladda km g ah.

“ walaalow Ciidamo ka tirsan dowladda oo wata baabuuro shabaqyo leh ayaa saaka waxay dhex lugaynayaan xaafadaheena,dhalinyaro badan ayay qabteen,waxaana u badan dadka la qabtay Arady iskuulay ah”. Ayuu yiri mid kamid ah dadka deegaanka

Degmada waabari ee gobolka banaadir waxay ka mid tahay degmooyinka ay maamusho dowladda kmg ah,waxaana inta badan degmadaas ka dhaca weerarada bam baanooyinka loo adeegsado ee lala beegsado Ciidama dowladda kmg ah ee degmadaas ku sugan.
Comments
#1 | hyzyhy on July 29 2010 04:20:35
#2 | xhming on August 30 2010 01:01:30
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

04/09/2010 15:02
hiii

02/09/2010 04:01
The foot department maintains warmth, may promote the blood circulation. Because the foot is far away from the heart, the blood supplies few, and the superficial fat is thin, the insulating power is b

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:57

28/08/2010 10:57

28/08/2010 10:57