Navigation
Home
Quraan
Muxaadaro
Chat
Contact Us
Photo Gallery
Search
Users Online
Guests Online: 4

Members Online: 0

Total Members: 59
Newest Member: esporol

Filimaan Jihaadi ah oo si aad ah looga daawaday magaalada Baardheere.
Posted by badarone on June 11 2010 03:02:08
Magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa xalay si aad ah looga daawaday Aflaam kala gedisan oo aan Muddo sanad ah laga daawan magaalooyinka dhaca gobalka Gedo ee Koonfur Galbeed dalka Somaliya oo ay Islaamiyiin maamulaan.

Xalay Fiidkii ilaa iyo saqdii dhexe waxaa magaalada ka shidnaa Aflaam ay dhalinyarada iyo Haweenka ku daawanayeen fagaarayaasha magaalada kadib markii maamulka Islaamiga ah ee magaalada ka jira uu shalay Iclaamiyay in xalay ay tahay Habeen Aflaam la daawan doono.

Shacabka magaalada Baardheere ayaa xalay iska xaadiriyay xarunta maamulka, barxadda weyn ee magaalada iyo goobo kale oo laga shiday shaashada waaweyn oo qof walba daawan karay.

Weriye ku sugan magaalada Baardheer ayaa soo sheegay in Shaneemooyinka la daawanayay ay ahaayeen kuwa Darbi la suray, waxaana laga daawanayay Aflaam Islaami ah oo ay soo diyaariyeen wafdiga Al Shabaab ee magaalada Martida ku ah.

Filimadii xalay la daawaday waxaa ka mid ahaa Xasuuq loo gaystay Umado Islaam ah sida, shacabka Indonisea, Boosniya, dhibaatada Xabsiga caan baxay ee Abuu Gharib ee dalka Ciraaq, duqaymaha ay shacabka Rayidka ah u gaystan Ciidamada NATO iyo dhibaatada ka dhalatay go’doominta lagu hayo shacabka magaalada Gazza.
Dhalinyarada magaalada Baardheere oo Muddo sanada ah aan daawan Aflaam ayaa xalay ku dhafray daawashada Filimadii ay shabaabku ka shideen magaalada.

Haweenka iyo Ragga ayaa laba qayb loo kala fariisiyay waxaana Filimaanta la daawaday sharaxaad ka bixinayay saraakiil Al Shabaab ah oo qaarkood wejiyada soo xidhteen.

Ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo ka dagaalamaya gobalada Banaadir iyo G/gaduud ayaa lagu dhax arkayay Filimka iyo Maydadka Ciidamo Itoobiyaan ah oo tuban wadada Warshadaha, laakin Aflaamta ayaa u muuqday kuwo mar hore lasii duubay oo ay Shabaabku reer Baardheere ku tusinayaan awoodooda.

Dhalinyaro fara badan oo ku dhafray daawashada Aflaamta ayaan saaka aadin goobaha waxbarashada ee magaalada Baardheere.
Al Shabaab ayaa magaalooyinka ay maamulaan ka mamnuucay daawashada Aflaamta qaybeheeda kala gedisan.

Xigasho: Allgedo Online
Comments
#1 | abdulazizanto on June 23 2010 05:08:43
#2 | two04260 on July 18 2010 21:57:40
www.cheapwowgoldonline.com/images/banner5.jpg wow power leveling they come in handy sooner or later. wow power leveling There is no denying that as a new player to World of Warcraft, you commonly do not know all of the aspects of the game properly but who does when they first start? Nobody does. World of Warcraft is a complex game. wow power leveling Now we are going to lay out a few tips that should make it easier for you to jump right into World of Warcraft and start having some fun. When you're first getting started in World of Warcraft, asking for help is of course one of the most important things you can do. If you're ever feeling confused about something, you can just ask the players around you. That being said, aion gold there are a lot of buffs in the game that you are able to get from other players. Remember that only Warcraft classes that cast magic can do this for you so you don't bother asking the others. Asking for buffs from other players doesn't cost anything from you or from them, and they'll more than likely oblige your request. aion gold There are various spells within the game that will increase your stats and make you harder to kill, or make you kill more quickly. This is essential for new players that might not have the combat system down pat yet. It is for sure that getting these buffs will help you along your journey and increase your margin for error. Formal Wedding Dresses When you are facing a difficult quest in World of Warcraft, staying in a group is the key. You will want to check the difficulty level of a quest all the way prior to embarking巭嘦 on it by yourself. It is well worth that World of Warcraft uses a color coding system to determine the difficulty of certain encounters or quests. In World of Warcraft, Princess Flower Girl Dresses Green means that it's going to be pretty easy for you but the danger of death is still there. With a green encounter though, if you play your cards right and don't make too many mistakes you'll end up completing the quest. White means the quest is right on par with you. Short Wedding Dresses mvjsdiiyqd You're going to be pretty evenly matched in this encounter and you don't want to make any mistakes. Yellow means that you shouldn't go after this encounter unless your character has the best equipment and you're a very experienced player.wow power leveling zdm.

★★☆Related Article☆★★

http://www.pigudi.com/blog.php?user=applezzyx&blogentry_id=360
http://www.desirunway.com/applezzyx/blog/11534/
http://askmygirls.com/social/blog.php?user=applezzyx&blogentry_id=270
http://www.kolaz.net/cutting-kolaz/blog.php?user=applezzy&blogentry_id=29
http://motorcycleridefinder.com/blog.php?user=applezzy&blogentry_id=98
http://www.face2012.net/applezzy/blog/194/
#3 | zhuzhu on August 30 2010 00:48:28
s. It is important t replica juicy couturE for sale s. It is important t cheap jUicy couture replica s. It is important t cheAp jewelry s. It is important t cheap jewelrY on sale s. It is important t designer jewElry
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

06/09/2010 18:58

04/09/2010 15:02
hiii

02/09/2010 04:01
The foot department maintains warmth, may promote the blood circulation. Because the foot is far away from the heart, the blood supplies few, and the superficial fat is thin, the insulating power is b

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:57

28/08/2010 10:57