Gudoomaha baarlamanka Dowlada Kenya Faarax Macalin oo booqasho ku maraya gobolada dowlad goboleedka Somaliland ayaa tibaaxay in jamuiryada Somaliland ay ku talaabsatay horumar dhanka amniga ah isagoo intaasi ku daray in ay beesha caalamku ixtiraam gooni ah siiso dadaalada jamuuriyadu ay u gashay iney xasilooni kaga abuurto dhulka waqooyi ee Somaliya .
Farax waxaa uu u balan qaaday dowlad goboleedka Somaliland in uu hordhigi doono golaha baaralmanka Kenya bayaan cad oo kusaabsan waxyaabaha dhiirgalinta leh ee uu indhihiisa ku arkay intii ku socdaalayay gobolada waqooyi ee jamuuriyada lamagcabaxday Somaliland .
Geesta kale Faraxmacalin waxaa uu ka codsaday beesha caalamku iney gacansiiso sidii ay u ilaashan lahayen xasiloonidan ka jirta gayiga somaliland isagoo cadeeyay in hadii ay mar faraha kabaxdo aaney sahlaneyn sida loo soo celiyo .
The foot department maintains warmth, may promote the blood circulation. Because the foot is far away from the heart, the blood supplies few, and the superficial fat is thin, the insulating power is b