Navigation
Home
Quraan
Muxaadaro
Chat
Contact Us
Photo Gallery
Search
Users Online
Guests Online: 6

Members Online: 0

Total Members: 59
Newest Member: esporol

Qarax ay ku dhinteen Dad Badan oo Shiica ah oo ka dhacay Wadanka Pakistan.
Posted by badarone on December 29 2009 22:51:11
Poliska dalka Pakistaan ayaa u sheegay wakaalada wararka ee AFP in dadka ku dhintay iyo kuwa dhaawcmay ay u badan yihiin muslimiinta shiicada ah oo ku cibaadeysanayay goob ay maxram ah oo aku lahaayeen magaalada Karaaji bartamaheeda iyadoona lagu gudo jiro maalmaha Ashuura layiraahdo ee shiiicadu ay qadariyaan.

qaraxa ismiidaminta ahaa ayaa lasheegay inuu qasaare weyn u geystay dad u badnaa dumar iyo caruur kuwaas oo kaqeybgalayay ciida Ashuura .
Madaxweynaha Pakistaan Azif Ali Zadari ayaa ku tilmaamay weerar ay fuliyeen Argagixisada Pakistaan.

Rabshadaha ayaa aad u sareyay ilaa iyo waqtigii uu xukunka qabtay Aziif Cali Zadaari iyadoo qeybaha siyaasada ee dalka Pakistaan ay ku dhalilayaan madaxweyaha inuu ku guul darystay waxkaqabashada weerarada silsilada ah ee kadhacaya gudaha dalka Pakistaan
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

06/09/2010 18:58

04/09/2010 15:02
hiii

02/09/2010 04:01
The foot department maintains warmth, may promote the blood circulation. Because the foot is far away from the heart, the blood supplies few, and the superficial fat is thin, the insulating power is b

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:57

28/08/2010 10:57