Markabkan oo lagu magacaabo Kota Wajar ayaa waxaa saaran 21 shaqaale waxaana gacanta ku dhigay kooxo burcad badeed somaliyeed 15 bishii Octobar ee sanadkan 2009.
Howlagalada burcadnimada ah ee intabadan ay ku qabsadaan marakibta kooxo burcad badaha ka qowleysta oo somaliya ayaa aad u sareya xiliyadan iyadoo ay isasoo tareyso qeylo dhaanta beesha caalamka ee ku aadan falalka burcad badeeda oo wax u dhimay howlaha baniaadanimada ah ee hayadaha qaramada midobay ee dalka somaliya .
The foot department maintains warmth, may promote the blood circulation. Because the foot is far away from the heart, the blood supplies few, and the superficial fat is thin, the insulating power is b