Navigation
Home
Quraan
Muxaadaro
Chat
Contact Us
Photo Gallery
Search
Users Online
Guests Online: 6

Members Online: 0

Total Members: 59
Newest Member: esporol

General Galaal iyo Saraakiil kale oo Galgaduud u yimid xoojinta Maleeshiyaadka Ahlusuna sheegta.
Posted by badarone on February 04 2010 00:52:51
Saraakiil horay uga tirsanaa Ciidankii dowladii Siyaad Barre ayaa dhaq dhaqaaqyo ka wado Gobalka Galgaduud gaar ahaan deegaanada ay maamulaan Kooxaha sheegto Ururka Ahlusuna Waljamaaca oo dagaallo ka wado gobalkaasi.

Wararka nagasoo gaaraya Gobalka Galgaduud ayaa xaqiijinaya in shalay gelinkii dambe uu Guriceel gaaray General Maxamed Nuur Galaal oo Inter Bool ah iyo saraakiil ajaanib ah oo Nairobi kasoo raacay.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Galaal uu Maleeshiyada Ahlusuna sheegata uu siin doono Talooyin Milleteri maadaama uu yahay Sarkaal Khabiir ah oo siweyn u yaqaan arrimaha Ciidanka waloow xiligan Somalia ay ka jiraan qaab dagaaleed ka duwan kii hore.

General Galaal ayaa kamid ah aas aasayaashii Maleeshiyada sheegto Ahlusuna oo ka dagaalamo degmooyin katirsan Gobalka Galgaduud lamana oga waxa uu soo kordhin kardho Galaal, Max'med Nuur Galaal ayaa Daara Ganacsi ku leh magaalada Muqdisho waana Milkiilaha Idaacadda Codka Nabadda magaalada Muqdisho oo ku Baxda Af Somali iyo Af Talyaani.
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

06/09/2010 18:58

04/09/2010 15:02
hiii

02/09/2010 04:01
The foot department maintains warmth, may promote the blood circulation. Because the foot is far away from the heart, the blood supplies few, and the superficial fat is thin, the insulating power is b

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:59

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:58

28/08/2010 10:57

28/08/2010 10:57