Dowladda KMG Somalia ayaa walaac balaaran ka muujinaysa dagaal gelin si xowli ah ku socoto oo ay Kooxaha xuutiyiinta ka wadaan dalka Yemen.
Maleeshiyada Shiicada Xuutiyiinta ayaa la ogaaday in ay si Qasab ah kusoo dagaal geliyaan dhalinyarada Masaakiinta Somalia ee u Tahriiba dalka sacuudi Carabiya
Xuseen Xaaji Axmed qunsulka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ayaa u sheegay idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga in kooxha mucaaradka ah ee Xuutiyiinta ay si qasab ah u dagaal galiyaan qaxootiga Soomaalida ah ee ku sugan dalka Yemen.
Wuxuu sheegay in kooxaha Xuutiyiintu ay qabtaan qaxootiga Soomaalida ah marka ay tahriibka uga gudbayaan dhulka Buuralayda ah iyagoo ku sii jeeda dalka Sacuudiga, waxaana ay kooxaha mucaaradku ku qasbaan inay ka barbar dagaalamaan.
"Marka ay gacanta ku dhigaan waxay ku qasbayaan labo arrin oo ah inay ka barbar dagaalamaan ama in la dilayo" ayuu yiri Xuseen Xaaji Axmed qunsulka Somalia u fadhiya dalka Yemen.
Falkan ay ku dhaqaaqeen Shiicada Carabta ah ayaa kamid ah Musiibooyinka ku habsaday shacabka Soomaaliyeed oo mar walba wehel u ah dagaal joogta ah.
The foot department maintains warmth, may promote the blood circulation. Because the foot is far away from the heart, the blood supplies few, and the superficial fat is thin, the insulating power is b