shalay ayay aheyd kolkii dulaan aan ganbad laheyn markii ay ku soo qaadeen Maleeshiyaad soomaali ah oo salka ka riixayaan kuwa Tikreega ay soo gaareen qeybo badan oo ka mid ah gobolka Bakool oo kal hor xoog looga raacdeeyay. Riix Halkaan
Shariif sheekh Axmed oo ah Hogaamiyaha Dowladda KMG ah ayaa mar kale wajahay khatar ay ladamacsanaayeen Xoogaga Islaamiyiinta ah ee ka dagaalamo magaalada Muqdisho iyo gobolo badan oo Somali ah. Riix Halkaan
Nairobi, 3rd February 2010 -Inta uu soconayay Dagaalka kharaar oo mar kale ka dhacayay casimada Somaaliya ee Muqdisho,Ururka samafalka caafimaad ee Dhakhaatiirta aan Xuduuda Laheyn ee MSF ayaa ku qaabilay isbitaalka ku yaala nawaaxiga Dayniile 89 Riix Halkaan
Shacabka iyo ganaacsatadda Soomaaliyeed ee ku nool wadanka kenya gaar ahaan magaaladda Nairobi ayaa soo dhaweeyay mooshinka qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamanka soomaalida ee ku saabsan dhibaatadda Dowladda Kenya ay ku heyso dadka soomaaliyeed ee ka cararay dhibaatadda ka jirta dalkooda. Riix Halkaan
Saraakiisha amaanka wadanka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo iyo qalab Milatari oo dheeraadka ah geeyeen xuduuda kenya iyo soomaaliya ,ka dib markii ay heleen xogo sheegaya in Dowladda KMG soomaaliya ay talo jirto weeraro ka dhan kooxaha Mucaaradka ka soo horjeeda. Riix Halkaan
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shaaca ka qaaday in Dad Cadaw ku ah Shacabka Soomaaliyeed ay isku dayayeen in ay Gubaan ganacsiga xoogan ee yaala gudaha suuqa Bakaaraha. Riix Halkaan